107 : 7
وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ
U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).
Aayad 7 of المَاعُون (107 : 7). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ
U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).