73 : 1
يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡمُزَّمِّلُ
Kani isku duuduubayow maryaha .
Explanation & meanings · 1
- Nabiga s.c.w. waxaa la amray halkii hurda macaansiga inuu xilkaa weyn qaado oo u kaco cibaado iyo Alle bari iyo inuu dadka amro (towxiidka) iyo camalka san oo kaga digo shirkiga iyo xuma falka.