67 : 14
أَلَا يَعۡلَمُ مَنۡ خَلَقَ وَهُوَ ٱللَّطِيفُ ٱلۡخَبِيرُ
Miyuusan Ogeyn Kan abuuray 'uunkiisa iyo arrimahooda' ? Waa Roonaan Badanaha, Xog Ogaalka ah.
Explanation & meanings · 1
- Tafsiirka kale waxaa weeye: Miyuusan Alle ogeyn xaalka kuwa uu abuuray?