53 : 6
ذُو مِرَّةٖ فَٱسۡتَوَىٰ
Ee muuqaal san, abuuraddiisuna dhan tahay 'waa Jabriil c.s.' .
Explanation & meanings · 1
- Jabriil wuxuu ugu muuqday Nabi Muxammad s.c.w. muuqaalkiisa dhabta ah.
ذُو مِرَّةٖ فَٱسۡتَوَىٰ
Ee muuqaal san, abuuraddiisuna dhan tahay 'waa Jabriil c.s.' .