53 : 7
وَهُوَ بِٱلۡأُفُقِ ٱلۡأَعۡلَىٰ
Isagoo ku sugan halka ugu sarreysa jihada sare .
Explanation & meanings · 1
- Cirka, halka ka korreysa jihada bari ee qorrax soo baxa.
وَهُوَ بِٱلۡأُفُقِ ٱلۡأَعۡلَىٰ
Isagoo ku sugan halka ugu sarreysa jihada sare .