Skip to content
المَائدة /

Aayad 47

5 : 47

Aayad 47 of المَائدة (5 : 47). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

المَائدة Aayadaha 120
Suurad · المَائدة
Soomaaliga · Yacob
5 : 47

وَلۡيَحۡكُمۡ أَهۡلُ ٱلۡإِنجِيلِ بِمَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ فِيهِۚ وَمَن لَّمۡ يَحۡكُم بِمَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡفَٰسِقُونَ

Ee ehlu Injiilka wax ha ku garsooreen waxa Alle ku soo dejiyey . Qofkiina aan wax ku garsoorin wuxuu Alle soo dejiyey, kuwaas weeye kuwa ah caasiyiinta.

Explanation & meanings · 1
  1. Waa inay Ehlu Injiilka wax ku xukumaan waxa uu Alle ku soo dejiyey, ilaa uu Qur’aan ka soo dego la xiriira waxaa.