Skip to content
فُصِّلَت /

Aayad 42

41 : 42

Aayad 42 of فُصِّلَت (41 : 42). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

فُصِّلَت Aayadaha 54
Suurad · فُصِّلَت
Soomaaliga · Yacob
41 : 42

لَّا يَأۡتِيهِ ٱلۡبَٰطِلُ مِنۢ بَيۡنِ يَدَيۡهِ وَلَا مِنۡ خَلۡفِهِۦۖ تَنزِيلٞ مِّنۡ حَكِيمٍ حَمِيدٖ

Baadil ugama yimaado hortiisa ama gadaashiisa ; waa Waxyi laga soo dejiyey xagga Xakiim, Ammaanan (Alle).

Explanation & meanings · 1
  1. Aan isagoo kale la keeni karin, aan waxba looga qaadin in wax laga sheego, uuna yahay Kitaab uu Alle dhowray.