37 : 166
وَإِنَّا لَنَحۡنُ ٱلۡمُسَبِّحُونَ
Waana innaga (malaa'igta ah) xaqiiq kuwa xurmo weyneeya oo hufa 'Alle' .
Explanation & meanings · 1
- Iyagoo beeninaya waxay gaalada ka sheegaan Alle inuu leeyahay wiil ama gabdho ama shariigyo.
Aayad 166 of الصَّافَات (37 : 166). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَإِنَّا لَنَحۡنُ ٱلۡمُسَبِّحُونَ
Waana innaga (malaa'igta ah) xaqiiq kuwa xurmo weyneeya oo hufa 'Alle' .