Skip to content
الصَّافَات /

Aayad 141

37 : 141
الصَّافَات Aayadaha 182
37 : 141

فَسَاهَمَ فَكَانَ مِنَ ٱلۡمُدۡحَضِينَ

Marka wuu la qori tuurtay , wuxuuse noqday mid laga raayey (baddana lagu tuuray).

Explanation & meanings · 1
  1. Si loo cayimo qofka laga tuurayo doonnida si loo badbaadiyo rikaabka kale. Waxaa ku soo baxay qori tuurkii Yuunus c.s., markaasay ku tuureen badda.