Skip to content
الصَّافَات /

Aayad 142

37 : 142
الصَّافَات Aayadaha 182
37 : 142

فَٱلۡتَقَمَهُ ٱلۡحُوتُ وَهُوَ مُلِيمٞ

Markaasuu nibirigu liqay isagoo eedeysan .

Explanation & meanings · 1
  1. Isagoo eedeysan, waayo wuxuu ka quustay dadkiisii ahaa xuma falka, wuxuuna ka soo tagay isagoo aan ka helin idan xagga Alle.