Skip to content
السَّجدة /

Aayad 24

32 : 24

Aayad 24 of السَّجدة (32 : 24). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

السَّجدة Aayadaha 30
Suurad · السَّجدة
Soomaaliga · Yacob
32 : 24

وَجَعَلۡنَا مِنۡهُمۡ أَئِمَّةٗ يَهۡدُونَ بِأَمۡرِنَا لَمَّا صَبَرُواْۖ وَكَانُواْ بِـَٔايَٰتِنَا يُوقِنُونَ

Waxaanu ka yeellay qaar ka mid ah (ilmahii Israa’iil) hoggaamiyaal wax ku hanuuniya Amarkayaga, markay samreen , waxayna ahaayeen kuwo yaqiinsan Aayadahayaga.

Explanation & meanings · 1
  1. Markay ku samreen oogidda Xaqa iyo ku dhaqanki.