Skip to content
السَّجدة /

Aayad 23

32 : 23
السَّجدة Aayadaha 30
Suurad · السَّجدة
Soomaaliga · Yacob
32 : 23

وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَا مُوسَى ٱلۡكِتَٰبَ فَلَا تَكُن فِي مِرۡيَةٖ مِّن لِّقَآئِهِۦۖ وَجَعَلۡنَٰهُ هُدٗى لِّبَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ

Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse Kitaabka , ee ha ka shakiyin la kulankiisa , Waxaana uga yeelnay (Tawraadda) hanuun reer Israa’iil.

Explanation & meanings · 2
  1. Towraadda ee lagu soo dejiyey Nabi Muuse c.s., Qur’aankana waxaa lagu soo dejiyey Nabi Muxammad s.c.w., waana u hanuun dhammaan ummadaha.
  2. La kulankii Nabi Muxammad s.c.w. uu la kulmay Nabi Muuse c.s. habeenkii Micraajka.