Skip to content
الحج /

Aayad 39

22 : 39

Aayad 39 of الحج (22 : 39). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الحج Aayadaha 78
Suurad · الحج
Soomaaliga · Yacob
22 : 39

أُذِنَ لِلَّذِينَ يُقَٰتَلُونَ بِأَنَّهُمۡ ظُلِمُواْۚ وَإِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ نَصۡرِهِمۡ لَقَدِيرٌ

Waxaa loo idmay kuwa lala dagaallami 'inay dagaallamaan' waayo waa la dulmiyey. Alle wuu Karaa inuu guul siiyo.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loola jeedaa halkan asxaabtii Nabiga s.c.w.