16 : 37
إِن تَحۡرِصۡ عَلَىٰ هُدَىٰهُمۡ فَإِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِي مَن يُضِلُّۖ وَمَا لَهُم مِّن نَّٰصِرِينَ
Haddaad ku dadaashid hanuunkooda, Alle ma hanuuniyo cid uu lumiyo , mana helaan wax u soo gargaara (Aakhirada).
Explanation & meanings · 1
- Sababta doorashadooda inay diidaan hanuunka.