Skip to content
الحِجر /

Aayad 87

15 : 87
الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 87

وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَٰكَ سَبۡعٗا مِّنَ ٱلۡمَثَانِي وَٱلۡقُرۡءَانَ ٱلۡعَظِيمَ

Waxaan dhab ahaan ku siinnay toddobo soo noqnoqota (Faatixada) iyo Qur’aanka Weyn.