Skip to content
الرَّعد /

Aayad 38

13 : 38

Aayad 38 of الرَّعد (13 : 38). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الرَّعد Aayadaha 43
Suurad · الرَّعد
Soomaaliga · Yacob
13 : 38

وَلَقَدۡ أَرۡسَلۡنَا رُسُلٗا مِّن قَبۡلِكَ وَجَعَلۡنَا لَهُمۡ أَزۡوَٰجٗا وَذُرِّيَّةٗۚ وَمَا كَانَ لِرَسُولٍ أَن يَأۡتِيَ بِـَٔايَةٍ إِلَّا بِإِذۡنِ ٱللَّهِۗ لِكُلِّ أَجَلٖ كِتَابٞ

Waxaana soo dirnay Rusul hortaa oo waxaanu siinnay xaasas iyo ubadba . Uma laha Rasuulna (awood) inuu iski ula yimaado Mucjiso, Alle oo idma ma ahee. Ajal walba wuxuu leeyahay muddo Alle u gooyo oo qoran.

Explanation & meanings · 1
  1. Casri kasta wuxuu leeyahay axkaan uu Alle u jideeyo addoomahiisa oo ku saleysan Xikmaddiisa.