Skip to content
Ar-racd /

Aayad 39

13 : 39

Aayad 39 of Ar-racd (13 : 39). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Ar-racd Aayadaha 43
Suurad · Ar-racd
Soomaaliga · Yacob
13 : 39

يَمۡحُواْ ٱللَّهُ مَا يَشَآءُ وَيُثۡبِتُۖ وَعِندَهُۥٓ أُمُّ ٱلۡكِتَٰبِ

Alle Wuxuu tiraa wuxuu doono (oo ka mid ah axkaanta iyo qeyrkoodba) oo uu sugaa (wuxuu doono oo ka mid ah), Agtiisana waxaa ah asalka Kitaabka .

Explanation & meanings · 1
  1. Waa Looxa Maxfuudka oo ay ku qoran yihiin asalka Kitaab kasta uu Alle soo waxyooday iyo wax kasta oo Alle qaddaray.