101 : 7 فَهُوَ فِي عِيشَةٖ رَّاضِيَةٖ Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno).