Skip to content
At-towbah /

Aayad 108

9 : 108

Aayad 108 of At-towbah (9 : 108). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

At-towbah Aayadaha 129
Suurad · At-towbah
Soomaaliga · Yacob
9 : 108

لَا تَقُمۡ فِيهِ أَبَدٗاۚ لَّمَسۡجِدٌ أُسِّسَ عَلَى ٱلتَّقۡوَىٰ مِنۡ أَوَّلِ يَوۡمٍ أَحَقُّ أَن تَقُومَ فِيهِۚ فِيهِ رِجَالٞ يُحِبُّونَ أَن يَتَطَهَّرُواْۚ وَٱللَّهُ يُحِبُّ ٱلۡمُطَّهِّرِينَ

Ha isdhex taagin (oo ha ku tukan masjidkaa oo kale) waligaa. Masjid aasaaskiisa lagu dhisay taqwo maalintii ugu horreysayba baa mudan inaad dhex joogsato (si aad ugu tukato). Waxaa jooga rag jecel inay isdaahiriyaan. Alle wuu jecel yahay kuwa is-daahiriya (iska daahiriya shirkiga, xumaha iyo najaasada).

Explanation & meanings · 1
  1. Masjidka halkan lagu tilmaamayo waa masjidka Qubaa.