75 : 36 أَيَحۡسَبُ ٱلۡإِنسَٰنُ أَن يُتۡرَكَ سُدًى Ma wuxuu Aadmigu moodaa in looga tegi bilaash (ujeeddo la'aan)?