75 : 2
وَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلنَّفۡسِ ٱللَّوَّامَةِ
Waxaan (kaloo) ku dhaartay nafta is eedda 'in la idin soo bixin Aakhirada'.
Explanation & meanings · 1
- Waa mu’minka, ee is canaanta markuu ku dhaco denbi ama gef oo ka xumaada.
Aayad 2 of القِيَامة (75 : 2). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلنَّفۡسِ ٱللَّوَّامَةِ
Waxaan (kaloo) ku dhaartay nafta is eedda 'in la idin soo bixin Aakhirada'.