Skip to content
القَلَم /

Aayad 42

68 : 42

Aayad 42 of القَلَم (68 : 42). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

القَلَم Aayadaha 52
Suurad · القَلَم
Soomaaliga · Yacob
68 : 42

يَوۡمَ يُكۡشَفُ عَن سَاقٖ وَيُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ فَلَا يَسۡتَطِيعُونَ

Maalinta (Qiyaamada) marka dhudhunka la feydo 'dhudhunka Alle' oo loogu yeedho inay sujuudaan, mase karayaan inay sujuudaan (waa gaalada iyo munaafiqiinta).

Explanation & meanings · 1
  1. Dhudhunka la feydo waxaa sidoo kale lagu fasiray ay jirto shiddada iyo dhibaatada weyn, waa Maalinta Qiyaamaha.