62 : 10
فَإِذَا قُضِيَتِ ٱلصَّلَوٰةُ فَٱنتَشِرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَٱبۡتَغُواْ مِن فَضۡلِ ٱللَّهِ وَٱذۡكُرُواْ ٱللَّهَ كَثِيرٗا لَّعَلَّكُمۡ تُفۡلِحُونَ
Markase salaadda la dhammeeyo, ku kala faafa arlada, dalba Deeqda Alle , xusana Alle in badan aad liibaantaane.
Explanation & meanings · 1
- Macnaha waa aada qaraabo salaan, booqda qof buka, fasha camallo san, akhrista Qur'aanka, xusa Alle, oo badiya ku sallinta Nabiga s.c.w.