51 : 22 وَفِي ٱلسَّمَآءِ رِزۡقُكُمۡ وَمَا تُوعَدُونَ Samada yuuna jiraa risiqiinna iyo waxa la idiin yaboohay.