44 : 38
وَمَا خَلَقۡنَا ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ وَمَا بَيۡنَهُمَا لَٰعِبِينَ
Uma aanu abuurin samooyinka iyo arlada iyo waxa u dhexeeya ciyaar.