Skip to content
الدُّخان /

Aayad 37

44 : 37
الدُّخان Aayadaha 59
Suurad · الدُّخان
Soomaaliga · Yacob
44 : 37

أَهُمۡ خَيۡرٌ أَمۡ قَوۡمُ تُبَّعٖ وَٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ أَهۡلَكۡنَٰهُمۡۚ إِنَّهُمۡ كَانُواْ مُجۡرِمِينَ

Ma iyagaa khayr badan mise qolodii Tubbac iyo kuwii ka horreeyey? Waanu hallignay, waxay ahaayeen denbiilayaal.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loolaa jeedaa reer Ximyar ee degganaa Yaman, Tubbacna waa naynaasta boqorkooda.