Skip to content
الزُّخرُف /

Aayad 58

43 : 58
الزُّخرُف Aayadaha 89
Suurad · الزُّخرُف
Soomaaliga · Yacob
43 : 58

وَقَالُوٓاْ ءَأَٰلِهَتُنَا خَيۡرٌ أَمۡ هُوَۚ مَا ضَرَبُوهُ لَكَ إِلَّا جَدَلَۢاۚ بَلۡ هُمۡ قَوۡمٌ خَصِمُونَ

Waxay yidhaahdeen: Ma ilaahyadayada baa fiican mise isaga? Uma ayan soo qaadan tusaalahaa waxaan aheyn muran. Waase qolo dood badan .

Explanation & meanings · 1
  1. Iyagoo qaba inay dhammaan isku mid yihiin.