Skip to content
الزُّخرُف /

Aayad 12

43 : 12
الزُّخرُف Aayadaha 89
Suurad · الزُّخرُف
Soomaaliga · Yacob
43 : 12

وَٱلَّذِي خَلَقَ ٱلۡأَزۡوَٰجَ كُلَّهَا وَجَعَلَ لَكُم مِّنَ ٱلۡفُلۡكِ وَٱلۡأَنۡعَٰمِ مَا تَرۡكَبُونَ

Ee ah Kan abuuray noocyada wax waliba oo idiin yeelay doonyo iyo xoolo aad fuushan.

Explanation & meanings · 2
  1. Sidoo kale diyaarado, tareenno, gawaadhi, iwm.
  2. Geel, lo', fardo, iwm.