37 : 164
وَمَا مِنَّآ إِلَّا لَهُۥ مَقَامٞ مَّعۡلُومٞ
Ma jiro mid naga mid ah (malaa’igta) aan lahayn meel lagu og yahay .
Explanation & meanings · 1
- Cibaado ahaan, ama ma jiro mid aan lahayn howl la yaqaan uu qabto.