30 : 32
مِنَ ٱلَّذِينَ فَرَّقُواْ دِينَهُمۡ وَكَانُواْ شِيَعٗاۖ كُلُّ حِزۡبِۭ بِمَا لَدَيۡهِمۡ فَرِحُونَ
Kuwaasi kala qaybshay diintooda oo noqday kooxo, xizbi walbaa waxay haystaan ay ku faraxsan yihiin.
Explanation & meanings · 1
- Waxay heystaan oo caqiidooyin ah, caadooyin , dhaqammo, iwm.