Skip to content
المؤمنُون /

Aayad 53

23 : 53
المؤمنُون Aayadaha 118
Suurad · المؤمنُون
Soomaaliga · Yacob
23 : 53

فَتَقَطَّعُوٓاْ أَمۡرَهُم بَيۡنَهُمۡ زُبُرٗاۖ كُلُّ حِزۡبِۭ بِمَا لَدَيۡهِمۡ فَرِحُونَ

Waxayse u kala goosgoosteen diintooda dhexdooda kooxo, koox walbaa waxay haystaan ay ku faraxsan yihiin.

Explanation & meanings · 1
  1. Oo caqiidooyin ah, dhaqammo, caadooyin, iwm.