Skip to content
المؤمنُون /

Aayad 50

23 : 50

Aayad 50 of المؤمنُون (23 : 50). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

المؤمنُون Aayadaha 118
Suurad · المؤمنُون
Soomaaliga · Yacob
23 : 50

وَجَعَلۡنَا ٱبۡنَ مَرۡيَمَ وَأُمَّهُۥٓ ءَايَةٗ وَءَاوَيۡنَٰهُمَآ إِلَىٰ رَبۡوَةٖ ذَاتِ قَرَارٖ وَمَعِينٖ

Waxaana ka yeelnay wiilkii Maryam iyo hooyadiis calaamad , waxaana ka siinnay hoy meel sare oo sugnaansho iyo biyo socda leh (ilo).

Explanation & meanings · 1
  1. Waa abuurista Ciise aabbe la'aan, iyo hooyadi oo uurkiisa qaadday iyadoo uu nin taaban.