Skip to content
المؤمنُون /

Aayad 49

23 : 49
المؤمنُون Aayadaha 118
Suurad · المؤمنُون
Soomaaliga · Yacob
23 : 49

وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَا مُوسَى ٱلۡكِتَٰبَ لَعَلَّهُمۡ يَهۡتَدُونَ

Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse Kitaabka (Towraadda) si ay u hanuunaan .

Explanation & meanings · 1
  1. Ilmahii Israa’iil.