Skip to content
Al-baqarah /

Aayad 180

2 : 180

Aayad 180 of Al-baqarah (2 : 180). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Al-baqarah Aayadaha 286
Suurad · Al-baqarah
Soomaaliga · Yacob
2 : 180

كُتِبَ عَلَيۡكُمۡ إِذَا حَضَرَ أَحَدَكُمُ ٱلۡمَوۡتُ إِن تَرَكَ خَيۡرًا ٱلۡوَصِيَّةُ لِلۡوَٰلِدَيۡنِ وَٱلۡأَقۡرَبِينَ بِٱلۡمَعۡرُوفِۖ حَقًّا عَلَى ٱلۡمُتَّقِينَ

Dardaaran baa la idinku waajibiyey markay geeri ku soo dhowaato midkiin hadduu ka tagayo maal uu u dardaarmo labada waalid iyo qaraabada xigta si la yaqaan ah . Waa xil saaran kuwa Alle ka cabsada (ee iska jira Ciqaabkiisa) .

Explanation & meanings · 2
  1. Dardaaranka waa inaysan dhaafin seddex maaleedoo meel maalka,
  2. Aayaddan lama xiriirto warasada, waayo waxaa lagu nasakhay Aayadda dhaxalka ee Suuradda An-Nisaa Aayadaha 11-12.