19 : 52
وَنَٰدَيۡنَٰهُ مِن جَانِبِ ٱلطُّورِ ٱلۡأَيۡمَنِ وَقَرَّبۡنَٰهُ نَجِيّٗا
Waxaan uga dhawaaqnay dhinaca Buurta ee midigta ah , oo soo dhoweynay innagoo la faqeyna.
Explanation & meanings · 1
- Buurta Siinaay.
Aayad 52 of مَريَم (19 : 52). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَنَٰدَيۡنَٰهُ مِن جَانِبِ ٱلطُّورِ ٱلۡأَيۡمَنِ وَقَرَّبۡنَٰهُ نَجِيّٗا
Waxaan uga dhawaaqnay dhinaca Buurta ee midigta ah , oo soo dhoweynay innagoo la faqeyna.