17 : 95
قُل لَّوۡ كَانَ فِي ٱلۡأَرۡضِ مَلَٰٓئِكَةٞ يَمۡشُونَ مُطۡمَئِنِّينَ لَنَزَّلۡنَا عَلَيۡهِم مِّنَ ٱلسَّمَآءِ مَلَكٗا رَّسُولٗا
Dheh: Hadday jiri lahaayeen dhulka, malaa’ig ku maraysa nabad oo deggan , Waxaan uga soo dejin laheyn cirka malag Rasuul ah.
Explanation & meanings · 1
- Macnaha waa malaa’ig deggan oo ku sugan dhulka, sida dadku yihiin.