11 : 99
وَأُتۡبِعُواْ فِي هَٰذِهِۦ لَعۡنَةٗ وَيَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِۚ بِئۡسَ ٱلرِّفۡدُ ٱلۡمَرۡفُودُ
Waxaana lagu raacshay Nacalad (duni) tani gudaheeda iyo Maalinta Qiyaamaha , xumaa waxa loo kordhin (oo Cadho Alle iyo Cadaab ah).
Explanation & meanings · 1
- Waa lacnad ku raaceysa adduun iyo aakhiro labada daaroodba.