8 : 64
يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِيُّ حَسۡبُكَ ٱللَّهُ وَمَنِ ٱتَّبَعَكَ مِنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ
Nabiyow! Waxaa kugu Filan Allaah, adiga iyo mu’miniinta ku raacdayba.