76 : 2
إِنَّا خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ مِن نُّطۡفَةٍ أَمۡشَاجٖ نَّبۡتَلِيهِ فَجَعَلۡنَٰهُ سَمِيعَۢا بَصِيرًا
Waxaanu xaqiiq ka abuurnay Aadmiga dhibic mani ah isku dhafanta , si aynu u imtixaanno, markaas waxaan ka yeellay mid wax maqla, wax arka.
Explanation & meanings · 1
- Isku dhaf biyaha ninka iyo haweenta ee gala riximka haweenta.