75 : 10 يَقُولُ ٱلۡإِنسَٰنُ يَوۡمَئِذٍ أَيۡنَ ٱلۡمَفَرُّ Aadmigu wuxuu Maalintaas odhan: Xaggee loo cararaa?