Skip to content
الرَّحمٰن /

Aayad 17

55 : 17
الرَّحمٰن Aayadaha 78
Suurad · الرَّحمٰن
Soomaaliga · Yacob
55 : 17

رَبُّ ٱلۡمَشۡرِقَيۡنِ وَرَبُّ ٱلۡمَغۡرِبَيۡنِ

(Alle) waa Rabbiga labada bari iyo Rabbiga labada galbeed .

Explanation & meanings · 1
  1. Waa halka iyo dhibcaha ay ka soo baxaan qorraxda subaxii dhanka bari iyo halkay u dhacaan galabkii xilliyada jiilaalka iyo xagaayada.