Skip to content
الطُّور /

Aayad 17

52 : 17

Aayad 17 of الطُّور (52 : 17). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الطُّور Aayadaha 49
Suurad · الطُّور
Soomaaliga · Yacob
52 : 17

إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي جَنَّٰتٖ وَنَعِيمٖ

Kuwa ka dhowrsada xumaha waxay dhex ahaan beero iyo barwaaqo (Janno).

Explanation & meanings · 1
  1. Sida shirkiga, dilka gardarrada ah, zinada, ribada, xasadka, xatooyada, sixirka, beenta, khiyaanada, kibirka, iwm.