Skip to content
الذَّاريَات /

Aayad 53

51 : 53
الذَّاريَات Aayadaha 60
51 : 53

أَتَوَاصَوۡاْ بِهِۦۚ بَلۡ هُمۡ قَوۡمٞ طَاغُونَ

Miyey iskula dardaarmeen arrinkani ? Mayee’ waa qolo xadgudub badan.

Explanation & meanings · 1
  1. Miyey gaaladii beri hore u soo gudbiyeen hadalladan kuwaan hadda jira, sidaa darteed ay u yidhaahdeen isla hadalkoodii oo kale?.