Skip to content
المَائدة /

Aayad 103

5 : 103
المَائدة Aayadaha 120
Suurad · المَائدة
Soomaaliga · Yacob
5 : 103

مَا جَعَلَ ٱللَّهُ مِنۢ بَحِيرَةٖ وَلَا سَآئِبَةٖ وَلَا وَصِيلَةٖ وَلَا حَامٖ وَلَٰكِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ يَفۡتَرُونَ عَلَى ٱللَّهِ ٱلۡكَذِبَۖ وَأَكۡثَرُهُمۡ لَا يَعۡقِلُونَ

Ma uusan amrin Alle (yeelashada) Baxiirah ama Saa’ ibah ama Wasiilah ama Xaam gaaladuse waxay ka been sheegaan Alle, badankooduna ma laha garasho.

Explanation & meanings · 4
  1. Xoolo caanahooda sanamyada loo bixiyo.
  2. Xoolo sanamyada dartood loo sii daayo.
  3. Xoolo sanamyada lagu sadaqeysto.
  4. Riti sanamyada loo daayo.