Skip to content
الأحقَاف /

Aayad 13

46 : 13
الأحقَاف Aayadaha 35
Suurad · الأحقَاف
Soomaaliga · Yacob
46 : 13

إِنَّ ٱلَّذِينَ قَالُواْ رَبُّنَا ٱللَّهُ ثُمَّ ٱسۡتَقَٰمُواْ فَلَا خَوۡفٌ عَلَيۡهِمۡ وَلَا هُمۡ يَحۡزَنُونَ

Hubaal, kuwa yidhaahda: Rabbigayo waa Allaah, markaas toosnaada , ma aha cabsi dushooda, mana murugoonayaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Markaas ku toosnaada diinta waa ku hanuunsanaada mabaadiida towxiidka, iimaanka iyo camallada wanaagsan oo ku sugnaada.