Skip to content
الدُّخان /

Aayad 33

44 : 33

Aayad 33 of الدُّخان (44 : 33). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الدُّخان Aayadaha 59
Suurad · الدُّخان
Soomaaliga · Yacob
44 : 33

وَءَاتَيۡنَٰهُم مِّنَ ٱلۡأٓيَٰتِ مَا فِيهِ بَلَٰٓؤٞاْ مُّبِينٌ

Waxaana siinnay calaamado ay ku sugnaayeen imtixaan cad.

Explanation & meanings · 1
  1. Sida in lagu hareeyey daruuraha, loo soo dejiyey Manni iyo Salwaa, biyo looga burqiyey dhagax, badda cas oo loo kala dhanbalay, iwm.