Skip to content
الزُّخرُف /

Aayad 8

43 : 8

Aayad 8 of الزُّخرُف (43 : 8). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الزُّخرُف Aayadaha 89
Suurad · الزُّخرُف
Soomaaliga · Yacob
43 : 8

فَأَهۡلَكۡنَآ أَشَدَّ مِنۡهُم بَطۡشٗا وَمَضَىٰ مَثَلُ ٱلۡأَوَّلِينَ

Markaasaan hallignay kuwo ka xoog iyo qabasho badnaa, waxaana hore u tagay mataalka kuwii hore (ee la halaagay).

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loola jeedaa gaalada ku jira Quraysh, iwm.