Skip to content
الزُّخرُف /

Aayad 28

43 : 28
الزُّخرُف Aayadaha 89
Suurad · الزُّخرُف
Soomaaliga · Yacob
43 : 28

وَجَعَلَهَا كَلِمَةَۢ بَاقِيَةٗ فِي عَقِبِهِۦ لَعَلَّهُمۡ يَرۡجِعُونَ

Wuxuuna ka yeelay Kalimadda (Towxiidka) mid ku baaqi ah durriyaddiisa dhexdooda , si ay (Xaqa) ugu noqdaan.

Explanation & meanings · 2
  1. Waa Kalimada Laa ilaaha illal Laah.
  2. Nabi Ibraahiim c.s. wuxuu ka dhigay towxiidka wax ku baaqi ah firkiisa.