Skip to content
As-shuura /

Aayad 43

42 : 43

Aayad 43 of As-shuura (42 : 43). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

As-shuura Aayadaha 53
Suurad · As-shuura
Soomaaliga · Yacob
42 : 43

وَلَمَن صَبَرَ وَغَفَرَ إِنَّ ذَٰلِكَ لَمِنۡ عَزۡمِ ٱلۡأُمُورِ

Qofkii sabra oo wax iska cafiya, kaasi waa arrin loo qasdo (la go'aansado).

Explanation & meanings · 1
  1. Xagga kuwa doonaya abaalgduka Alle.