Skip to content
الزُّمَر /

Aayad 70

39 : 70

Aayad 70 of الزُّمَر (39 : 70). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الزُّمَر Aayadaha 75
Suurad · الزُّمَر
Soomaaliga · Yacob
39 : 70

وَوُفِّيَتۡ كُلُّ نَفۡسٖ مَّا عَمِلَتۡ وَهُوَ أَعۡلَمُ بِمَا يَفۡعَلُونَ

Naf walbana waxaa loogu oofin si dhan waxay fashay; Isagaana (Alle) dhab u Ogsoon waxay camal falaan .

Explanation & meanings · 1
  1. Waa wax uu aad u Ogsoon yahay, mana u baahna qoritaan iyo markhaati.